Doorashada iyo Habraaca kuraas cusub oo katirsan gollaha shacabka oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed Puntland ayaa shaaciyay qabashada doorashada Afar kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Dowladda Federalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa lagu shaaciyay qabashada doorashada afartan kursi oo sumaddoodu kala tahay  HOP#128.,HOP#223., 3-HOP#232., iyo  4-HOP#144. Guddiga doorashada ayaa sidoo kale shaaciyay habraaca iyo … Continue reading Doorashada iyo Habraaca kuraas cusub oo katirsan gollaha shacabka oo la shaaciyay